Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo culimada caanka ah ee Soomaalida? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah culimada Soomaalida ee ka qaybgalay kulan diimeedkii saddexaad ee Ansaaru-sunna ee dhawaan ka qabsoomay Hargeysa. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo halkaas ka hadlay, ayaa soo dhaweeyey culimada isaga timid waddamada deriska iyo daafaha caalamka, waxana … Continue reading Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi iyo culimada caanka ah ee Soomaalida? (Sawirro)